ciidamada Burundi ayaa iyaguna ka baxay deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana markii ay halkaas isaga baxeen la wareegay ALshabaab.
4nov_ 2026 Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa bilaabay ka bixitaanka deegaanno ka […]

